Somali independence Day 1960

Added: Jun 25, 2006

From: bartamaha

Duration: 2:43

http://www.bartamaha.com more videos, visit our site. The 46th Anniversary Celebrations of the Somali Independence days (June 26 & July 1st, 1960). Maalintii Somalia "Maanta maanta maanta, Waa maalin weyne maanta." Sidaad la wada socotaanba Somalia waxay midowday oo isku darsantay July 1st 1960. Halkan waxaan idiinku haynaa video aad muhiim u ah oo kutusinaya maalintaas iyo dadku siday ahaayeen iyo siday u faraxsanaayeen, masha allah waxay ahayd maalin qaali ah dadka wajiyadoodana waxaad ka arki kartaa siday u faraxsanaayeen, Xaaladda Somalia maantana waad arki kartaa laakiin aynu Ilaah ka barino siduu noo midayn lahaa Dhamaanteen Soomaali hadaan nahay. AAMIIN AAMIIN. BARTAMAHA.COM Staff

Channel: Entertainment

Tags: aato  abdisalam  africa  arab  bartamaha  djibouti  egypt  ethiopia  kenya  olol  ololfilm  somali  somalia  tanzania 


Rating: 4.64 (69 ratings)    Views: 107127' favoriteCount='207    Comments:





Partneret: Muzik Shqip  Albanian Downloads  Kosova Music  Free Software  Top Wallpapers
            World Downloads  Muzik Shqiptare  Portokalli Shqip  Mp3 Shqip  Horoskopi
        Shkarko Music  Tirana Web  Filma Shqip  Morevesh  Sms Falas  Femra Shqiptare